LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Dadaab Refugees

Dadaab Refugees waa xerada qaxootiga ugu faca weyn aduunka waxaana la bilaabay ama la furay 1991dii dadka ugu horeeye ee lagu bilaabay waxaa laga soo qaaday magaalada Huluuqo ee dhacda xuduuda Soomaaliya waxay ka tirsan tahay gobolka waqooyi bari ee Kenya halkaas oo dhowr bilood ay qaxooti ku ahaayeen kadib dagaal sokeeye oo ka bilawday soomaaliya.
Lasoco qeybta labaad. 

Post a Comment

0 Comments